Maxaa sababay Dib u dhaca ku yimid kulankii Golaha Wasiirada Somalia?

Kulan xasaasi ah oo maanta lagu waday iney iskugu yimaadaan Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa baaqday sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray. Waxaa la filayey in shirka maanta la horgeeyo 15 Safiir si ay u ansixiyaan. Fariimo lagu sheegay in shirku baaqday ayaa loo diray golaha Wasiirada Somalia inkastoo aan la ogeyn … Continue reading Maxaa sababay Dib u dhaca ku yimid kulankii Golaha Wasiirada Somalia?